Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta oo gaaray Dhuusamareeb

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta oo gaaray Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Wasaaradda Qorshaynta Xukuumada Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana soo dhoweeyey xubno uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Qorshanta Galmudug Mudane Cabdikaafi Maxamuud Qaaf iyo qaar ka mid ah Bulshada magaalada Dhuusamareeb.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikaafi Maxamuud Qaaf ayaa soo dhowayn kaddib waxa uu xusay inay ka gacan siinayaan howlaha ay  qaban doonaan inta ay joogaan, taasoo ah howlihii loo xil saaray ka Wasaarad ahaan.

Xubnahan ka socday Wasaaradda Qorshaynta ayaa waxaa hogaaminayey Dr Maxamuud Abuukar Saneey  oo ah lataliye sare ee Wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya waxa ayna u yimaadeen Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 9aad, iyagoo kulamo la yeelan doona Ururada Bulsha Rayidka, Baarlamaanka, Hay’adaha, Maamulka iyo Ganacsatada.

Dr Maxamuud Abuukar ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyey Socdaalka ay  ku yimaadeen magaalada Dhusameb ee Caasimadda Maamulka Galmudug, waxa uuna xusay inay kulamo wadatashi ah la yeelan doonaan Qaybaha Bulshada iyo Laamaha Maamulka Galmudug.

Wasaaradda Qorshaynta Xukuumada Soomaaliya ayaa kulamo wada tashi ah la yeelanaysay Bulshada Soomaaliya kuwaas oo intooda badan ka dhacayeen Gobolada Dalka, kuwaasi oo lagu horumarinayey meelmarinta Qorshaha Qaranka.

By: Maxamed Cabdi

Previous Post

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Maraykanka

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Suudaan oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Suudaan oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Suudaan oo soo gaaray Muqdisho "SAWIRRO"

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In