Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sanatar Ayuub Ismaaciil oo Dhallinyarada ku bogaadiyey Kobcinta Afka Soomaaliga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Sanatar Ayuub Ismaaciil oo Dhallinyarada ku bogaadiyey Kobcinta Afka Soomaaliga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo maalmahan lagu jiro Xuska Afafka Adduunyada ayaa waxa goobo badan oo dalka kamid ah lagu qabtay Xuska Afka Soomaaliga, akhriska iyo horumarintiisa.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, isla markaana ay soo qabanqaabiyeen Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Muqdisho ayaa aad loogu dhiiri geliyay horumarinta afkeena, iyada oo aad loo dul istaagay in wax la qoro lana akhriyo, waliba afkeena hooyo si uu u kabco uguna biirin luuqadaha la sheegayo in boqolaal sano ka dib dabar go,ayaan.

Madashan oo kulmisay dad badan waxa hadal kooban ka jeediyay Senator Ayub Ismaaciil Yuusuf oo ah xubin dhalin yaro ah kana tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo dhiira galiyay muhiimada wax akhriska iyo qoraalka, wuxuna isdultaagay aadna u xasuusiyay dhalinyarada in ay akhriyaan Dastuurka kana doodaan dadkana u akhriyaan, kaas oo noqon doona tiirka koobaad ee Dowladnimada Soomaaliyeed.

Madasha ayaa u mahadcelisay Senatorka sida uu u garab istaago Dhalinyarada, isaga oo ka mid ahaa dadkii taabo galiyay qabsoomidda Barnaamijkan.

Previous Post

Shaqaalaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Xabsiga Guud Ee Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Xabsiga Guud Ee Muqdisho “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Xabsiga Guud Ee Muqdisho "SAWIRRO"

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In