Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalaha iyo Maamulka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha Danta guud ee ku bur buray dagaalladii dalka ka dhacay.

 

Related posts

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026

Shaqaalaha ayaa howsha isxilqaan ka fuliyay xarunta Maktabada Qaranka oo ka mid ah xarumaha lagu dhisayo barnaamijka Isxilqaan ee uu daah furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ay shaqaaluhu ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ay kaga hadlaan dib  u dhiska dalka.

Agaasimaha Shaqalaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Maxamed Jaamac Yuusuf oo shaqalaha hogaaminayay kuna hadlay afka shaqaalaha ayaa sheegay in howlwadeenada xafiisku ay laban laabi doonaan dedaalkooda  lagu dhisayo xarumaha danta guud ee dalka.

Ismaaciil Macalin Cabdullaahi oo ka mid ah mas’uuliyiinta isxilqaan ayaa ku tilmaamay shaqalaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya inay yihiin shaqaale howl kar ah, isago geesta kale Hay’adaha kale ugu baaqay  in ay isu soo diyaariyaan sida shaqaalaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

 

Previous Post

Kulan looga hadlayay qiimaha ay waxbarashadu u leedahay bulshada oo lagu qabtay Balcad

Next Post

Sanatar Ayuub Ismaaciil oo Dhallinyarada ku bogaadiyey Kobcinta Afka Soomaaliga “SAWIRRO”

Next Post
Sanatar Ayuub Ismaaciil oo Dhallinyarada ku bogaadiyey Kobcinta Afka Soomaaliga “SAWIRRO”

Sanatar Ayuub Ismaaciil oo Dhallinyarada ku bogaadiyey Kobcinta Afka Soomaaliga "SAWIRRO"

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In