Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gen.Bariise “Dad ayaan u soo qabtay dilka Xildhibaan Boqorre”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Gen.Bariise “Dad ayaan u soo qabtay dilka Xildhibaan Boqorre”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Hogaanka Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Sareeye guuto C/llaahi Xasan Bariise ayaa xaqiijiyay in ciidamada ammaanka qaranka ay gacanta ku hayaan shaqsiyaad lala xiriirinayo in ay ka danbeeyeen dilkii shalay galabtii loogu gaystay magaalada muqdisho xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore.

Related posts

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 9, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr  Cumar Aadan Cadde

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr Cumar Aadan Cadde

February 9, 2026

“ Ma hordhacayno  waxaa socda baaritaan, dadna waa loo soo qabtay, inta kalana waa lagu raad joogaa, ciidanka Booliiskana waxaa ka go’an inuu kiiskaan juhdi aad u wayn galiyo, si sharciga loo marsiiyo dhagarqabayaashii  ka danbeeyay dilka xildhibaanka”

Generaal bariise wuxuu xusay in xidhibaan Cismaan Cilmi Boqorre uu ahaa shaqsi ahludiin ah, wadani ah islamarkaana uu dalkiisa iyo dadkiisa u soo shaqeeyay xilli adag, ciidanka Booliiska Soomaaliyeedna isagoo kaashanaya bulshada Soomaaliyeed wuxuu habeen iyo maalin u soo jeedaa diyaarna u yahay in uu gacan adag ku soo qabto dhagarqabayaasha  doonaya in ay indhaha ka ridaan shacbiga soomaaliyeed.

Ugu  danbayntii Taliyaha Hogaanka Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Sareeye guuto C/llaahi Xasan Bariise wuxuu uga tacsiyadeeyay Marxuum EX. Xidhibaan Cismaan Cilmi boqorre, dhammaan Shacbiga Soomaaliyeed,Golayaasha dowladda iyo Qoyskii iyo eheladii uu ka tagay. Innaa Lillaahi Wa-Inna Ilayhi Raajicuun

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddi ay kamid tahay Guddoomiye Xaliimo Yarey oo korjoogteyn ka ahaa Doorashooyinka Nigeria+Sawirro

Next Post
Guddi ay kamid tahay Guddoomiye Xaliimo Yarey oo korjoogteyn ka ahaa Doorashooyinka Nigeria+Sawirro

Guddi ay kamid tahay Guddoomiye Xaliimo Yarey oo korjoogteyn ka ahaa Doorashooyinka Nigeria+Sawirro

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 9, 2026
0

Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr  Cumar Aadan Cadde

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr Cumar Aadan Cadde

February 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

February 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Iskaashiga...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

February 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In