Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaadka Al Shabaab oo lagu duqeeyey Gobolka Hiiraan “Dhageyso”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
U.S. airstrikes kill 15 al-Shabaab militants in Lowershabelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqeymo qasaaro geystay ayaa Maleeshiyaadka Al Shabaab lagula eegtay qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya.

Wariye Cabdiwali Xasan Jimcaale oo ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu Radio Muqdisho u sheegay in illaa shalay galab dhulka Buuraleyda ay ka dhacayeen duqeymo isdaba joog ah kuwaas oo laga geysaneyey meelo ay ku dhuumaaleysanayeen Horjoogayaal katirsan Al Shabaab.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026

Goobaha ay duqeyntu ka dhacday ayaa waxaa kamid ah deegaanada Oratan iyo Yabaara-eele oo tirsan Gobolka Hiiraan.

Dadka Deegaanka ayaa kuwo kamid ah waxaa ay arkeen Maydadka Al Shabaab kuwaas oo duqeynta haleeshay iyaga oo sidoo kale kuwo kale oo baxsan ah waxyeelo soo gaartay.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Wariye Cabdiwali Xasan Jimcaale

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/02/WAREYSI-CABDIWALI.mp3

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Qaar ka mid ah Haweenka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxay Turkiga+Sawirro

Next Post
Qaar ka mid ah Haweenka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxay Turkiga+Sawirro

Qaar ka mid ah Haweenka ku jira Baarlamaanka Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxay Turkiga+Sawirro

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In