Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Pakistaan oo hanjabaad u jeedisay Hindiya

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Pakistaan oo hanjabaad u jeedisay Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

War ay soo saartay Xukuumadda Islama Bad ee Pakistan ayaa lagu shaaciyay in dowladd aay qaadayso talaabo ku aadan sidii ay ugu jawaabi lahayd dowladda India oo weerar ka geystay dalkaasi Pakistaan dhawaan,iyadoo beegsanaysa maleeshiyaad ku sugan dalkaasi.

Dowladda India ayaa dhankeeda sheegtay in ay dishay maleeshiyaad badan,hase ahaatee dowladda Pakistan ayaa waxaa ay arinkaasi uga jawaab celisay in uu ahaa fal mas’uuliyad darro ah.

Labadan dowladood oo midkasta haysta hubka Nuclearka ah ayaa khilaafkoodi sii xoogeystay kadib markii dhawaan weerar lagu qaaday fariisinka ciidanka India ee magaalada Kaashmiir,weerarkaasi oo ay shegteen koxda Jaysh Muxamed oo fadhigoodi yahay Pakistaan,taasi oo keentay aargoos ay ku dhaqaaqdo Hindiya.

Tan iyo 1947 oo xoriyaddu ay ka qaateen Britain wadamadaasi,waxaa dhowr jeer dhexmaray dagaal xoogan waxaana ay ku muransanyihiin dhulka Kaashmiir, oo midba meel ka xukuma.

SHARE
Previous Post

Wasiir Sabriye ” waxaan raadinaynaa sidii xal waara loogu heli lahaa arrimaha barakacayaasha”+ Sawirro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmaya Amiirka dalka Qatar

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmaya Amiirka dalka Qatar

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmaya Amiirka dalka Qatar

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In