Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Cadaala oo tababar u furay shaqaale ka tirsan wasaaradda iyo hay’adaha kale ee dowladda

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Agaasime Cadaala oo tababar u furay shaqaale ka tirsan wasaaradda iyo hay’adaha kale ee dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo lagu baranayay casharo la xiriira sida lagu horumarin karo xiriirka hay’adah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan bulshada inteedi kale ayaa wejihiigsa labaad waxaa uu maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo uu si rasmi ah u furay agaasimaha guud ee wasaaradda Warfafainta Dhaqanka iyo Dalxiiska dowladda Soomaaliya mudane C/raxmaan Yuush Sheekh Alcadaala.

Waxaa loo qabtay tababarkani qaar kamid ah shaqaalaha ka kala socday hay’adaha kaladuwan ee dowladda Soomaaliya,kaasi oo ay iska kaashanayaan fulintiisa iyo qaban qaabadiisa Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska,Hay’adaha Farsight Afrika,MuqdishoMedia house iyo Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo ay mas’uuliyiinteedi ku sugnaayeen goobta.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfafainta Dhaqanka iyo Dalxiiska dowladda Soomaaliya mudane C/raxmaan Yuush Sheekh Alcadaala oo furitaanak tababarkani ka hadlay ayaa ku booriayay ka qeybgalayaasha in ay ka faaidaystaan,islamarkaana ay ugu adeegaan bulshada,isagoo uga mahadnaqay wakiiladii dowladda Mareykanka ee kaalinta ku leh qabsoomidda barnaamijkani.

Intii uu socday tababarkan ayaa waxaa lagu soo bandhigay aragtiyo kaladuwan eek u aadan sida lagu helo karo nidaam lagu hagaajiyo habka isgaarsiineed iyo xiriirka ka dhexeeya hay’adaha dowladda,keydinta xogaha,tayaynta dadka u qaabilsan arrimaha xiriirka,taasi oo keeni karta in si hufan loogu adeego bulshada islamarkaana dowladda iyo shacabku ay isku xirmaan,ayna isku kalsoonaadaan.

Waxaa geba gebadii laga soo saaray qodobo muhiim u ah Istaraatiijiyada xiriirka hay’adaha Dowladda,iyo talooyin lagu horumarinkaro,kaasi oo daba socda wejigii koowaad oo looga dooday caqabadaha ka jira Istaraatiijiyada xiriirka hay’adaha,iyadoo maantana xooga la saaray sidii xal loogu heli lahaa arrimahaasi.

Previous Post

Ururka Suxufiyiinta haweenka ee Sowjra oo ku baaqay in loo midoobo ka hortaga tacadiga gabdhaha+sawirro

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay Itoobiya

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS”Dowladda Soomaaliya way wadaysaa howlgalada ka dhanka ah Argagixisada Al Shabaab

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay Itoobiya

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In