Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Suxufiyiinta haweenka ee Sowjra oo ku baaqay in loo midoobo ka hortaga tacadiga gabdhaha+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ururka  Suxufiyiinta haweenka ee Sowjra oo ku baaqay in loo midoobo ka hortaga tacadiga gabdhaha+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka  suxufiyinta haweenka ee ka dhisan Muqdisho ee (Sowjra) ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray arrimo badan ay kamid yihiin dowrka haweenka ee horumarka,caqabadaha ku hor gudban suxufiyiint agabdhaha ee kujira warbaahinta qeybohoodi kaladuwan, guud ahaan xaquuqda haweenka, sida looga hortagi karo tacadiyada haweenka ka dhanka ah,iyo sidii loo hei lahaa wacyigelin arrimahaasi la xirira,iyagoo uga faaideysanayay sagootinta maalinta caalamiga ah ee haweenka adduunka oo la xusay.

Waxaa badasha goob joog ka ahaa gabdhaha suxufiyiinta ee Sowjra,haween ka kala socday qeybaha bulshada,haween ka socday Qurba joogta ee Muqdisho ku dhaqan iyo gabdho kale oo kamid ah aqoonyahanada,kuwaasi oo dhamaantoodi xooga saaray ka hadalka xaaladaha kaladuwan oo la gudboon haweenka haddii ay ahaan layad horumar,dib u dhac iyo sida looga gudbi karo mushaakilaadka ay inta badan gabdhuhu ay la kulmaan.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Carafo Macalim Siciid oo ah gabdhaha ka soo laabatay qurbaha qasatan Mareynka ayaa xustay in gabdhaha saxafiyiinta looga baahan yahay in ay codka haweenka meel dheer geeyan si haweenku ay u helaan xuquuqdooda iyo dowrkii ay ku lahaayeen guud ahaan bulshadooda,iyadoo cambaareysay falalka tacadiga ah ee lagula kacayo gabdhaha Soomaaliyeed,islamar ahaantaasina haweenka suxufiyiinta ay maqaam fiican ka gaari lahaayeen mihnadoodi saxaafadeed.
Guddoomiyaha Ururka udooda xaquuqda gabdhaha saxafiyiinta Somaaliyeed ee SOWJRA Leyla Cadceed Osman ayaa ka hadashey xaaladda adag oo ay wajahaan haweenka,iyadoo ku talisay in lagu garab istaago haweenka sidii ay u muujin lahaayeen doorkoodi,iyo in gabdhah asuxufiyiinta ah ay saameyn weyn ku yeeshaan hay’adaha warbaahineed ee dalka.

Ururka SOWJRA iyo dhamaan ka hweenkii goob jooga ka ahaa waxaa ay ugu dambeyn si wada jir ah u cambaareeyeen falalkii ugu dambeeyey ee lagu la dhaqaaqay gabdho Soomaaliyeed ee kufsi iyo dil la isugu daray,kaar kusi iyo dhibaatooyin kale loo geystay iyo haweenkii dhawaan koxda argagixisada Shabab ay ku dileen deegaanka lafoole,iyadoo ku guda jira gudashada howlmaalmeedkoodi.

Previous Post

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku tagay Baydhabo+Sawirro

Next Post

Agaasime Cadaala oo tababar u furay shaqaale ka tirsan wasaaradda iyo hay’adaha kale ee dowladda

Next Post
Agaasime Cadaala oo tababar u furay shaqaale ka tirsan wasaaradda iyo hay’adaha kale ee dowladda

Agaasime Cadaala oo tababar u furay shaqaale ka tirsan wasaaradda iyo hay’adaha kale ee dowladda

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In