Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaardda Kaluumeysiga XFS oo Iskaashatooyin Kalluumeysi ku wareejisay dooman+sawiiro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaardda Kaluumeysiga XFS oo Iskaashatooyin Kalluumeysi ku wareejisay dooman+sawiiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda Wareejintaan doomanka iyo xiritaanka tababarkii loo qabtay Iskaashatooyinka Kalluumeysiga Hirshabeele,Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir oo ka dhacday Muqdisho waxaa masuuliyiintii ka qayb gashay ka mid ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow , Serge Tissot  Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan FAO , John Purvis Madaxa Qaybta Kalluumeysiga ee FAO ,Iidle Siyaar wasiirka Kalluumeysiga ee Hirshabeelle ,Xasan Maxamed Rooble guddoomiyaha Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir.

Kalluumeeysatadan maanta doomaha iyo qalabka lagu wareejiyay ayaa kala socday toban Iskaashato oo ka jira gobolka Banaadir , Hirshabeelle iyo Koonfurgalbeed Soomaaliya , waxaana la siiyay doomo casriya oo cabirkoodu yahay 7.5 iyo 8.5 iyo waliba dhamaan qalabka lagu Kalluumaysto oo dhameyntiran oo uu jiro .

Related posts

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026

Xasan Maxamed Rooble guddoomiyaha Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo munaasabada hadal ka jeediyay ayaa sheegay in iskaashatooyinku ay is garabsadaan,ayna istaageeraan,isagoo xusay in qofkasta doonta la siiyay uusan lahayn balse lagula xisaabtamidoono,iyadoo maamulka Iskaashatooyinkuna ay soo gudbin doonaan wixii warbixino ah oo ka yimaada doomankaasi la qeybiyay.

Serge Tissot  Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan FAO oo isna madasha ka hadlay ayaa sheegay in Hey’aada FOA ay garabtaan tahay  Kalluumeysada Soomaaliyeed , isagoona intaas raaciyay in saddexdii biloodba lagu kor joogtayn doono Kalluumeeysada doomaha iyo qalabka lagu wareejiyay lagula xisaabtami dooni

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda mudane Cabdullaahi Cumar  Abshiroow  ayaa talo iyo dardaaran u soo jeediyay kalluumeeysatadan tababarkan u soo xirmayay ee doomaha lagu wareejinayay isagoona sheegay in laguma xisaabtami doono qof walba waxaa maanta loo dhiibo

Wasiirka ayaa waxaa uu intaan ku daray in Iskaashaatadii  ama qofkii  doomaha iyo qalabkan la siiyay ilaashata in wasaaradda iyo Hey’aada FOA ay ku abaal marin doono qalab iyo wax kasta oo ay u baahan yihiin .

.

Previous Post

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay Dhagar qabayaal ka tirsan Shabaab

Next Post

Shaqaalaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada XFS iyo Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo tababar loo soo xiray+sawirro

Next Post
Shaqaalaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada XFS iyo Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo tababar loo soo xiray+sawirro

Shaqaalaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada XFS iyo Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka oo tababar loo soo xiray+sawirro

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In