Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda Hirshabeelle oo u furay odoyaasha dhaqanka siminaar ku saabsan habka xalinta khlifaaafaadka dadban “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda Hirshabeelle oo u furay odoyaasha dhaqanka siminaar ku saabsan habka xalinta khlifaaafaadka dadban “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Cadaalladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Hirshabeelle Mudane Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan ayaa maanta u furay odoyaasha dhaqanka ee Hirshabeelle siminaar la xiriira habka xalinta khilaafaadka dadban oo afka qalaad loo yaqaan Alternative Dispute Resolution (ADR Center).

Related posts

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026

Siminaarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka ee Hirshabeelle ayaa waxaa ka qeyb galay odoyaasha dhaqanka ee ku nool deegaannada Hirshabeelle, kuwaasi oo lagu barayay xeerka nidaamyada garsoor dhaqameedyada hirshabelle, si bulshada loo gaarsiiyo cadaalad waarta iyo doorka ay odoyaasha dhaqanka ku leeyihiin Nidaamkan.

Qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee ka qeyb galay siminaarka ayaa xusay inay dhankooda diyaar u yihiin dhaqalinka nidaamka xalinta khilaafaadka dadban.

Xildhibaan Nuur Xaashi oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee Hirshabelle ayaa odoyaasha ugu baaqay inay ka faa’iideystaan siminaarkan ku saabsan habka xalinta khilaafaadka dadban.

Wasiirka Wasaaradda Cadaalladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Hirshabeelle Mudane Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan ayaa tilmaamay in Wasaaradda ay ka go’antahay tayaynta nidaamka xalinta khilaafaadka dadban, isagoo xusay in Wasaaraddu ay hirgelisay xarun ay ku shaqeynayaan odoyaasha dhaqanka, si bulshada Hirshabeelle ay u helaan nidaam cadaaladeed.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Dalkiina ayaad nafta u hurteen, Waa idin garab taaganahay ”

Next Post

Wasiirka Cadaaladda DF oo Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo ka hortaga Musuqa iyo hormarinta howlaha dowladda

Next Post
Wasiirka Cadaaladda DF oo Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo ka hortaga Musuqa iyo hormarinta howlaha dowladda

Wasiirka Cadaaladda DF oo Muqdisho ka furay Shir looga hadlayo ka hortaga Musuqa iyo hormarinta howlaha dowladda

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In