Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoggaamiyaha Militariga Suudaan oo wacad ku maray inuu awooda ku wareejinayo Shacabka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Hoggaamiyaha Militariga Suudaan oo wacad ku maray inuu awooda ku wareejinayo Shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hoggaamiyeyaasha dalka Suudaan ayaa sheegay in Golaha Militariga Kumeel gaarka ah ee dalka xukumayay tan iyo markii xilka laga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaas Cumar Al-Bashiir ay ka go’an tahay in talada dalka ay ku wareejiyaan Xukuumad Shacbi ah.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Balse, Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka ayaa axaddii shalay sheegay iney laaleen wada hadaladii ay la lahaayeen Madaxda Xukuumadda Militariga Suudaan,sababtuna waxay ku sheegeen ineysan rumeysneyn balanqaadkoodii ahaa iney xukunka dalka wareejinayaan.

“Golaha Militariga Kumeel gaarka ah ayaa si buuxda u taageeraya kacdoonka iyo kacaanka, Goluhu waxaa ka go’an in uu awooda ku wareejiyo Shacabka, “ayuu yiri Generaal Abdel Fattah Al-Burhan.

Hoggaamiyayaasha mucaaradka Suudaan ayaa markii dambe dibad-bax balaaran oo ka dhacay caasimadda Khartuum taageerayaashooda ugu sheegay iney Militariga ku fashilmeen iney ka jawaabaan dalabkoodii ahaa in awooda dalka loo gacan geliyo shacabka,islamarkaana rabitaankooda ku dalban doonaan dibad-baxyo dheeraad ah.

“Golaha millatariga wali dhab kama ahan iney awooda ku wareejiyaan Shacabka, sidoo kale Golahan Militari wuxuu metalayaa nidaamkii hore,” ayuu yiri afhayeenka u hadlay Ururka Xirfadlayaasha Sudan (SPA).

Previous Post

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo magaalada Qaahira kula kulmay Ra’iisal wasaaraha Masar

Next Post

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulada Hirshabeelle,K/Galbeed iyo Gobolka Banaadir

Next Post
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulada Hirshabeelle,K/Galbeed iyo Gobolka Banaadir

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay Maamulada Hirshabeelle,K/Galbeed iyo Gobolka Banaadir

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In