Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta: Anagu deyn ma qaadano, waxaan ku jirnaa hawshii deyn cafiska (Warbixin)

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta: Anagu deyn ma qaadano, waxaan ku jirnaa hawshii deyn cafiska (Warbixin)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta, Maal-geshiga iyo Hurumarinta Dhaqaalaha Dawladda Federalka Soomaaliya, Jamal Maxamed Xasan ayaa sheegay in fursado badan oo maalgashi ah uu ka jiro dalka, lana maalgeshan karo, ayna soo dhaweynayaan shirkadaha iyo dawladaha danaynaya ka wada faโ€™ideysiga fursadahaa.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Wasiirka ayaa iigu waramay maalagada Caasimada ah ee Beijing kadib markii uu ka qayb-galay shirkii โ€˜Iskaashiga Caalamiga ahaa ee dhanka Kaabayaasha Dhaqaalaha..BRF,kaasi oo qabsomay 25-27 bishi April, waxaana shirkaasi ka qayb-galay 38 dal, ururo caalami ah iyo ka qayb galayaan 5000 gaaraya.

Wuxuu ii sheegay in wafdi uu isaga hogaaminayo, uuna ka mid ahaa Wasiirka Qorsheynta Jubbaland iyo Wafdi kale oo uu hogaaminayey Wasiirkii Ganacsiga iyo Warshadaha, Maxamed Cabdi Xayir Maareye ay ka qayb-galeen shirka, ayna dhinaca ganacsiga iyo siyaassada ku kala metalayeen.

Waxaan wasiirka weydiiyey sida ay Soomaaliya uga faaโ€™ideysan karto โ€˜Mashaariicda Shiinaha ee loo yaqaan โ€˜Belt & Road Initiativesโ€™ oo ah barnamij dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha la xiriira sida waddooyin, buun-dooyin, khadad tareen iyo koronta dhalin oo dalal badan oo adduunka ah ka faaโ€™ideysteen kuwaasi kuwa deriska nala ahi ku jiraan.

โ€œWadamada halkan joogay oo dhan waxa ay ahaayeen waddamo dayn ka qaata China, anagu deyn ma qaadano, mana qaadan karno oo waxa aan ku jirnaa hawshii deyn cafiska, tii hore ayaa nalagu leeyahayโ€ ayuu wasiirka iigu jawaabay.

Balse Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in wixii kale oo iskaashi ah oo aan deyn ahayn ay labada dawladood, Shiinaha iyo Soomaaliya ka wada shaqayn karaan, ayna diyaar u yihiin, waxana ay dhinacyadaasi noqon karaan kalluumaysiga, iyo beeraha maadaama aan dhul weyn leenahay.

Dhanka kale, Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Qorsheynta ayaa kullan la qaatay madaxa hayโ€™adda Iskaashiga Caalamiga ee Shiinaha, Tian Lin, waxana ay ka wada hadleen fulinta iyo halka ay marayaan mashariic ay hore uga soo gudbiyeen hayโ€™addaas,kuwaa oo ay ku jireen kuwa kaabayaasha dhaqaalaha ah.

Tian Lin,Head of China Intel. Development Cooperation Agency(CIDCA), April 22,2019(Mohamed Osman/ SONNA)
Mr. Jamaal ayaa sheegay in hayโ€™adu ay weli mashaariicdu daraasad ku wado, kadibna ay hawshaa waxa ay ka qaban karaan, ka qaban doonaan.

By: Maxamed Cisman Cabdi โ€˜Black Cobraโ€™

E-mail: [email protected]

Beijing-China

Previous Post

Horjooge Alshabaab u qaabilsanaa Qaraxyada oo maanta isu dhiibay Ciidamada

Next Post

Waa kuma Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha?

Next Post
Waa kuma Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha?

Waa kuma Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha?

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In