Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Shir-gudoomiyey Shirka Tubta Arrimaha Cadaaladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Shir-gudoomiyey Shirka Tubta Arrimaha Cadaaladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ahna Caasimadda kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa ka dhacay shirka Tubta arrimaha Cadaaladda iyo Amniga.

Related posts

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026

Waxaa shir guddoominayey Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ), waxaanaย  kasoo Qeybgaley lix Wasaaradood, iyaddoo shirka inta uu socdey qodobadiiย  ugu muhiimsanaa ee looga hadlay ay kamid ahaayeen siddii cadaalad dhab ah ay u heli lahaayeen shacabka Koonfur Galbeed iyo siddii kooxda Nabad-diidka looga xoreyn lahaa deegaanada ay ku dhuumanayaan.

Balanqaadkii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed waxaa ka mid ahaaย  Bulshada Koonfur Galbeed inay helaan Cadaaalad iyo Amni.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Goobaha Danta Guud ee lagu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan+Sawirro

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howl-gallo ka wado waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howl-gallo ka wado waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howl-gallo ka wado waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ข๐ง ๐€๐๐๐ข๐ฌ ๐€๐›๐š๐›๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐ญ๐ก ๐€๐” ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In