Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo mashaariic ka fuliyay Tuulooyin hoos-taga degmada Balcad+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo mashaariic ka fuliyay  Tuulooyin hoos-taga degmada Balcad+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan C/qaadir Carabow Ibraahim oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay deegaan doorashadiisa tahay.

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

Xildhibaanka ayaa u kuur galay xaalada deegaanada hoos-yimaada degmada Balcad, waxaana uu ka qeyb qaatay mashaariic laga fuliyay Tuulada Isgoys, halkaasoo dib u dayactir loogu sameeyay kanaalka Faarax Gololey oo waraabiya kumanaan hegtar oo beero ku yaala tuulooyin dhowr ah.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa ku deeqay booyad shidaal ah oo loogu tala galay gawaarida qodeysa kanaalka, waxaa uu kaloo dhaqaale ku bixiyay mashruuca biyo gelinta iyo dayactirka ceelka Tuulada Isgoys.

Intii uu kormeerka ku jiray ayuu Xildhibaanka soo kormeeray fariisimaha Ciidamada xoogga dalka kaga sugan yihiin duleedka Balcad, waxaana uu ciidanka  gaarsiiyay labo neef oo Geel ah iyo daawo

Xildhibaanka ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehliyay Guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur oo ka mahad celiyay taageerada Xildhibaanka ee uu kaga qeyb qaatay horumarinta mashaariicda deegaanka.

Previous Post

Tartamayaasha Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee Tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Shaqsi hubka u iib geyn jiray  Alshabaab oo la xukumay

Next Post
Shaqsi  hubka u iib geyn jiray  Alshabaab oo la xukumay

Shaqsi hubka u iib geyn jiray  Alshabaab oo la xukumay

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In