Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo qasaare Xoogan gaarsiiyay Maleeshiyaadka Al-shabaab.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo qasaare Xoogan gaarsiiyay Maleeshiyaadka Al-shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maleeshiyaadka  Al-Shabaab ayaa Jab-xooggan kala kulmay weerar ay ku qaadeen  Saldhig Ciidamada AMISOM iyo kuwa xoogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka Qooqaani ee Gobolka Jubadda Hoose.

Related posts

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026

Guddoomiyaha deegaanka Qooqaani Muuse Macalin ayaa sheegay inay ka war hayeen weerarka ay ku soo qaadeen ururka nafla caariga ah ee Al-Shabaab deegaanka Qooqaani.

Sidoo kale Guddoomiyaha deegaanka Muuse Macalin ayaa sheegay in dagaalka ay qasaare xooggan  ku gaarsiiyeen maleeshiyaadka gabalkoodu dhacay ee  Al-Shabaab, ayna arkeen meydad badan oo ay goobta lagu dagaalamay uga carareen.

Deegaanka Qooqaani ayaa u dhaxeeya Dhoobley iyo Afmadow, waxaa uuna kamid yahay meelaha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Juballand ay ka xureeyeen argagixisad caadeysatay daadinta dhiigga Ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Tartamayaasha Kaxda oo caawa u soo gudbay wareegga 3aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS”Maalinta bari ah 27-ka Maajo, 2019 waxaa si rasmi ah u bilaaban doona imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare+sawirro

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada XFS”Maalinta bari ah 27-ka Maajo, 2019 waxaa si rasmi ah u bilaaban doona imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare+sawirro

Wasaaradda Waxbarashada XFS”Maalinta bari ah 27-ka Maajo, 2019 waxaa si rasmi ah u bilaaban doona imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare+sawirro

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Danjire Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Safaaradda...

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

July 14, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa saraakiil ka socotay Dowlad Deegaanka Soomaalida ku wareejiyay laba nin oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In