Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qatar oo ka qeyb galeysa Shir ka dhacaya Sucuudiga.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Qatar oo ka qeyb galeysa Shir ka dhacaya  Sucuudiga.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xili khilaaf Ba’ani horay uga dhexeeyay Dowladda Qatar iyo Dowladaha kale ee Khaliijka Carabta ee uu Sucuudigu Hugaamiyo Ayaa Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani waxa uu sheegay in uu  warqad casuumaad ah ka helay Boqor Salmanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya si uu uga  qayb galo shir deg deg ah oo ka dhacaya magaalada barakaysan ee Makka Al-mukaramah.

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 22, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

Shirkan oo ay ka qaybgalayaan wadamadda ku bahoobay  Golaha Iskaashiga Gacanka Carabta  ayaa waxaa uu dhici doonaa 30’ka bishan May sida ay shaacisay wasaarada arimaha dibada dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sidookale helay fariintan xilli xoghayaha guud ee ururka GCC Axadii uu tagay magaalada Doxa.

Bishii June ee sanadkii 2017’dii ayay ahayd markii dalalka Sucuudiga, Masar, Baxrayn, iyo Imaaraatka ay xiriirka u jareen dalka Qatar iyagoona sidoo kale cunaqabateeno kasaaray dhulka, badda, iyo hawadaba.

Isbahaysigan uu hogaaminayo Sucuudiga ayaa waqtigaasi Qatar ku eedeeyay in ay taageerto waxa loogu yeero argagaxisda balse Doxa ayaa eedeemahaasi ku tilmaamtay waxba kama jiraan.

Arintaan ayaa loo arkaa mid qeyb weyn ka qaadan karta Isku soo dhawaanshaha Dowladda Qatar iyo Dowladaha Sucuudigu hugaamiyo ee horay xiriirka ugu jaray.

Previous Post

Wasaarada Waxbarshada XS oo maanta dib u qaadeysa Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyadda Sare ee Dalka.

Next Post

Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.

Next Post
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.

Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 22, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In