Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Dhibanayasha 2-dii masjid ee New Ziland oo loo ballanqaaday $ 70,000  

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Dhibanayasha 2-dii masjid ee New Ziland oo loo ballanqaaday $ 70,000  
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wiil 17-sano jir ah oo ka soo jeeda dalka Australian ,isla markaana ku caan baxay Wiilkii Ukunta,kaddib kolkii uu madaxa Ukun kaga dhuftay siyaasi ku xadgudbay muslimiinta ayaa lacago gaaraya 70-kun oo doolar ugu yaboohay qoysaska dadkii wax ku noqday weerarkii loo geystay labadii masjid ee magaalada Christchurch ee dalka New Ziland.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

Will Connolly oo ka soo jeeeda magalada  Melbourne ayaa maalinimadii shalay baraha bulshada ku soo qoray in lacagahaasi uu u dhiibayo 2 urur samofal oo qaabilsan taageeridda dadkii wax ku noqday weeraradii labadii masjid.

Lacagahaasi ayaa lagu waramay in ay soo uruuriyeen taageerayaasha wiilkaasi xilli ay ku socotay dacwad loo heystay oo la xiriirtay ukun uu madaxa uga dhuftay Senetor hore (Fraser Anning) oo ka  hadlay weeraradii lagu fuliyay labadii masjid,kaas oo ku tilmaamay muslimiinta in ay yihiin asal raac,ayna sababeen weeraradaasi.

15-kii Marso ayeey aheyd markii Brenton Tarrant oo ka soo jeeda Australian uu toogasho u geystay dad muslimiin ah oo ku sugnaa labo masjid oo ku yaala dalka New Zilan, kaas oo qudha ka jaray 51-ruux.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Isdhex-galka Dhaqaale ee Geeska Afrika “SAWIRRO”

Next Post

UN Secretary-General appoints Mr. James Swan of the United States as Special Representative for Somalia

Next Post
UN Secretary-General appoints Mr. James Swan of the United States as Special Representative for Somalia

UN Secretary-General appoints Mr. James Swan of the United States as Special Representative for Somalia

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In