Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas ku nool Xudur “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maareynta Musiibooyinka Koonfur Galbeed oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas ku nool Xudur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maareynta Musiiboyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdinasir Cabdi Caruush oo ay qeyb ka ahayeen Madax ka socotay Hay”adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan WFP ayaa gaaray magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool.

Ujeedka ay Xudur ku  gaareen wafuudan ayaa ahaa sidii Deeq Rashiin ah ay u siin lahayeen Dadka danyarta ah ee ku nool Degmada Xudur, waxayna Deeqda ay Garsiyeen in ka badan labo kun oo Qoys oo ku nool Xudur.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Wafdiga ayaa intaas kaddib waxay kulan la qaateen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareem ) waxayna kala hadleen sidii loo xoojin lahaa taageerada la siinayo qoysaska danyarta ah.

Kulanka Madaxweynaha ay la qaateen waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maareynta Musiiboyinka ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamza Saciid Xamza waxaana uu kulanka kuso dhamaaday mid la isku raacay sidii wax loogu qaban laahaa dadka danyarta ah ee ku nool guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed.

Previous Post

AMISOM, Somali commanders to enhance coordination in operations

Next Post

Wasiirka Shaqada oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Shaqada oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasiirka Shaqada oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In