Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon iswaydaarsi u socday Xafiisyada Amniga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed oo lasoo Gabagabeeyay “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Aqoon iswaydaarsi u socday Xafiisyada Amniga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed oo lasoo Gabagabeeyay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa qado sharaf u sameeyey saraakiisha iyo hawlwadeennada ka socday Wasaaradaha iyo Xafiisyada amniga Qaranka ee Dowladda Dhexe iyo heer Dowlad Goboleed.

Agaasimaha ayaa kula dardaarmay hawlwadeennada Wasaaradaha iyo Xafiisyada Amniga Qaranka in ay xoojiyaan wada shaqeyntooda, maadama sugidda amniga ay aasaas u tahay isku xirnaanta iyo wado shaqeynta dhammaan laamaha ammaanka ee dalka, ayna dardar gelinayso dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026

Lataliyaha Amniga Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali Ayaa ka warbixiyey xog-isweydaarsigii ugu socday Muqdisho labadii maalmood ee la soo dhaafay, kuwaas oo ay yeesheen xubnaha amniga Qaranka.

Lataliye Cabdisiciid ayaa sheegay in ay isla qaateen dhammaan saraakiisha iyo hawlwadeennadan Amniga Qaranka muhiimadda qorshaha mideysan ee amniga, isdhaafsiga xogta iyo khibradaha dhanka shaqada.

Dhankooda, Masuuliyiinta Xafiisyada Amniga Qaranka ee heer Dowlad Goboleed ayaa uga mahadceliyey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada marti qaadka uu u sameeyey iyo sida uu ugu soo dhaweeyey Caasimadda, iyagoona tilmaamay in ay kago’an tahay in dadkeennu ay helaan xasillooni iyo amni dhammeystiran.

Previous Post

Madasha Wadatashiga Hannaanka Qaran ee Dowladaha Hoose Wadajir oo War-murtiyeed soo saartay.

Next Post

Shir looga hadlayo Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dalka Oo Lagu qabtay Muqdisho+sawirro

Next Post
Shir looga hadlayo Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dalka Oo Lagu qabtay Muqdisho+sawirro

Shir looga hadlayo Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dalka Oo Lagu qabtay Muqdisho+sawirro

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In