Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaal Ka tirsan Maleeshiyaadka Al shabab oo isku soo dhiibey CXDS Ee ku sugan Deg, Diinsoor.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaal Ka tirsan Maleeshiyaadka Al shabab oo isku soo dhiibey CXDS Ee ku sugan Deg, Diinsoor.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
Labadan Horjooge oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al shabab ayaa Maanta isku soo dhiibey  Taliska Ciidanka Xoogga Dalka  Qeybta Degmada Diinsor Ee Gobolka Baay Iyo Maamulka Degmadaasi,
Waxana Labadan Horjooge lagu Kala Magacaabaa  Maxamed Xasan cusman
25- sano jir ah wuxuu kamid ahaa muda 1 sano, Maleeshiyaadka Al shabab isagoona Dhibaato badan ku hayay Shacabka Ku nool Deeganada hoos yimada Degmadda Diinsoor,
kan kale waxaa lagu magacaaba Xuseen Marshaalle Maxamed
19 sano jir, Wuxu Nabadiidka ku jirey in ka badan Labo sano Waxaana uu ahaa Daraawalka Horjoogihii ugu weynaa Goboladda  Baay iyo Bokool.
Labadaan Horjooge ayaa Mid kasta waxaa uu Wataa qori AK47 , iyo Booshkiisa.
Ibrahim Maxamed  Nuur  (Shig Shigow ) Gudoomiyaha Degmadda Diinsor Ee Gobolka baay ayaa ka hadley Labadaan Maliishiyaad Maanta  isa soo dhiibey waxaana uu sheegey in Muddo Badan ay xiriiro kala duwan ay la soo sameyeen  Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa kgs si  ay isu soo dhibaan , Alle Mahadiis maanta waa ay usuura gashey.
  “Waxaa ay  ay ogaadeen in Al shabab maanta Shacabka Soomaaliyeed  aysan dhaafeynin Saqiir iyo Kabiir , iyaga oo ahaa dhallinyaro oo markii horabba la qaldey ayaa Maanta ka soo laabteen Qaladkoodi iyaga oo ka Faa’ideysaneya cafiskii uu ufideyay Madaxweynaha Jumhuriyadda Fedaralka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, anaga oo Fulineyna Amarka Madaxweynaha Qof kasta oo dooneyaa  waddada Qaldan Ee Al Shabab kasoo laabto Gacmo Furan ayaa kusoo dhaweyneynaa ka maamul ahaan” ayuu yiri Gudoomiye Ibarahim Maxamed Nuur.
Mudooyinkii ugu Dambeyay waxaa soo badaneya Dhallinyaro badan oo horay ay u qaldeen Maleshiyaadka Al shabab oo isku soo dhiibaya Qeybo ka mid ah Maamuladda Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Previous Post

Former mayor of Mogadishu Eng Yarisow laid to rest

Next Post

Wafdiga Aqalka sare ee maalmahan ku sugnaa Garoowe oo dib ugu soo laabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Wafdiga Aqalka sare ee maalmahan ku sugnaa Garoowe oo dib ugu soo laabtay Muqdisho+Sawirro

Wafdiga Aqalka sare ee maalmahan ku sugnaa Garoowe oo dib ugu soo laabtay Muqdisho+Sawirro

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In