Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maliiyiin Muslimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maliiyiin Muslimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo maanta ay ku beegantahay 9 Bisha Dulxaj ayaa malaayiin Muslimiin ah maanta waxaa ay taagan yihiin Banka Carrafo, si ay u gutaan Waajibaadka xajka .

Xujeyda Soomaaliyeed oo ay kamid yihiin madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa lagu qiyaasay illaa 11-kun oo ruux, kuwaas oo nasiib u yeeshay in sanadkan ay soo xajiyaan,waxaana ay heleen adeegyo ka duwan kuwii hore,sioda uu ku soo waramayo Wariyaha warbaahinta Qaranka ee Sucuudiga Cali Jaamac Cilmi (Cali Kuus).

Related posts

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026

Mas’uuliyiinta wasaraadda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya iyo Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jidah ayaa halkaasi kusugan,iyagoo sanadkan si gaar ah ula socda xaaladda xujeyda Soomaaliyeed,si ay u qiimeeyaan adeegyada ay helayaan.

Muslimiinta sanadkan gudanaya waajibaadka xajka ayaa ka badan kuwaas oo ka kala yimid dalal ay ka mid tahay Somalia.
Dowladda Dalka Sucuudiga ayaa siweyn u adkeysay amaanka Ammaanka xujeyda,iyadoo ciidamo fara badan dowladda Sucuudi Carabiya ay soo dhigtay waddooyinka magaalada barakeysan ee Makka.

Waxaa la arkayay kumanaan qof oo muslimiin ah kuwaasi oo shkli ahaan isku muuqaal ah,islamarkaan xiran dharka cad,Sidoo kale waxaa gawaarida laga mamnuucay isticmaalka wadooyinka gala masaajidka barakeysan ee xaramka.

Istaaga buurta Carafo ayaa ah rugniga ugu muhiimsan ee Arkaanta xajka,sidasi darteedna dhamaan xujeydii ka qeybgashey ay halkaasi ku sugan yihiin,xiliga qorax dhaca ayaa u gudbidoona magaalada Mustalifa,hlkaasi oo ilaa waaberigii ay ku sugnaan doonaan si ay halkaasi uga uruursadaan dhagaxtuurka sheydaanka.

Maalinta beritu ah ayaa wadamada Islaamku waxaa ay isku diyaarinayaan dabaal degga maalinta koowaad ee Ciidul Adxa.

By: Cali Jaamaca Cilmi(CaliKuus)

Previous Post

Guddoomiye Najax iyo taliyaha Ciidanka Lugta oo la kulmay maamulka Awdheegle+sawirro

Next Post

Wasiir Cawad “Isbedel ayaa sanadkan ka jira adeegyada ay helaan Xujeyda Soomaalida” Dhageyso

Next Post
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo faah faahin ka bixiyay qodobada ka soo baxay Shirka OIC “SAWIRRO”

Wasiir Cawad "Isbedel ayaa sanadkan ka jira adeegyada ay helaan Xujeyda Soomaalida" Dhageyso

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In