Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Daawo Sawirro” Gurmad Caafimaad oo laga fuliyay Deegaanka Ceeldibir”

caqiil by caqiil
7 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad 400 oo ruux  kuna nool Deegaanka Ceeldibir iyo Tuulooyin badan oo hoos yimaada   ayaa ka faaidaystay  gurmad Caafimaad oo ay fuliyeen Ururka Dhaqaatiirta Galmudug iyo Dhalinyarada Deegaanka .

Dr C/risaaq Xoghayaha Ururka dhaqaatiirta Galmudug iyo Saadaq oo xubi ka ah Ururka ayaa inooga waramay baahiyada ay qabeen Dadka ay qaabileen waxayna ugu  cid kasta ee ka shaqeysa Arrimaha Caafimaadka in gar gaar lasoo gaaraan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee wajahaya Caafimaad xumidaka jirta Deegaanka Ceeldibir iyo baadiyaha hoos yimaada.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Guddoomiye ku xigeenka Ceeldibir Cawil Abshir ayaa kaga mahad celiyay Ururka dhaqaatiirta Galmudug  isagoona   Baaq dheer u diray Samafalayaasha Caafimaadku inay u howlgalaan bad baadinta Bulshada  dhanka kale Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inaysan macquul ahayn muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku Bariga Gobolka Mudug ahaadaan Caafimaad daro.

Farxiyo  Cabdulaahi Axmed Xadiyo Xirsi Weheliye oo ka mid ahaa Dadkii gurmadkaan Caafimaad ka faaidaystay ayaa kaga mahad celiyay Ururka dhaqaatiirta Galmudug waxayna ka dalbadeen Waasaaradaha Caafimaadka heer federaal iyo heer Maamul, Haayadaha Samafalka ee ka shaqeeya Arrimaha Caafimaadka inay gar gaar deeg deg ah lasoo gaaraan.

Waa markii labaad ee Ururka dhaqaatiirta Galmudug ay Adeeg Caafimaad ka fuliyaan Ceeldibir iyadoo wali baahidu tahay mid taagan una baahan in wax laga qabto.

 

Previous Post

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Soomaaliya ” Boqortooyada Sacuudi Carabiya sanadkan waxay Xujayda u diyaarisay adeegyo casri ah

Next Post

Eragddii ugu badneyd ee ka qeyb galeysa Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo maanta Dhuusamareeb gaaray.

Next Post
Eragddii ugu badneyd ee ka qeyb galeysa Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo maanta Dhuusamareeb gaaray.

Eragddii ugu badneyd ee ka qeyb galeysa Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo maanta Dhuusamareeb gaaray.

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In