Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suudaan oo ku baaqday in 2020-ka la saaro ciidamada Q.M ee jooga dalkaasi

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Suudaan oo ku baaqday in 2020-ka la saaro ciidamada Q.M ee jooga dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suudaan ayaa ugu yeertay Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay in ay qaaddo xayiraadda ka bixitaanka ciidamada dalkaasi,isla markaana gobolka Daarfuur laga saaro  ciidamada nabad ilaalinta ee jooga halkaasi.

Danjiraha Qaramada Midoobey ee Suudaan Cumar Maxamed Siddig ayaa shalay u sheegay Golaha Ammaanka ee Q M in la joogo waqtigii laga wareegi lahaa nabad ilaalinta ,loona guuri lahaa nabadaynta Darfur.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Danjiraha waxa uu ku baaqay in la soo afjaro xayiraadaha saaran dhaq-dhaqaaqa dowladda ee hubka iyo ciidamada gaar ahaan udaha iyo dibedda gobolka,isagoo intaa ku daray in bisha June ee sanadka 2020-ka la la dhameystiro ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinmta ee jooga dalka Suudaan.

Dabayaaqadii bishii Juun, Golaha Ammaanku wuxuu si wada jir ah ugu codeeyay inuu is-badal ku sameeyo ka bixitaanka ciidamada isku dhafka ah ee Qaramada Midoobay iyo kuwa nabad ilaalinta ee Darfur,bacdamaa dalkaasi uu la tacaalayay qalalaase siyaasadeed.

Previous Post

Degmada Xudur ee gobolka Bakool oo lagu soo gabagabeeyey Qorshaha Horumarinta Qaranka “Dhageyso”

Next Post

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo faah faahiyay kulan Jabuuti ku dhexmaray isaga,guddoomiye Mursal iyo Madaxda Jabuuti+sawiiro

Next Post
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo faah faahiyay kulan Jabuuti ku dhexmaray isaga,guddoomiye Mursal iyo Madaxda Jabuuti+sawiiro

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo faah faahiyay kulan Jabuuti ku dhexmaray isaga,guddoomiye Mursal iyo Madaxda Jabuuti+sawiiro

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In