Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka caalamiga ah ee xiriirada kubadda koleyga adduunka oo ka dhacay Dalka Shiinaha+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka caalamiga ah ee xiriirada kubadda koleyga adduunka oo ka dhacay Dalka Shiinaha+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa Suuq-geynta Xiriirada Kubadda Koleyga ee Dalalkaย  Bariga iyo bartamaha Afrika,Injineer Baana Cabdalla Cali, ayaa isaga oo matalaya Soomaaliya waxaa uu ka qeyb galay shirka caalamiga ah ee xiriirada kubadda Koleyga Adduunka oo ka dhacay Dalka Shiinaha.

Shirkan oo Afartii Sanabaย  mar la qabto ayaa waxaa ka qeyb galay 213-ka Dal ee xubanaha ka ahย  xariirka Kubadda Koleygaย  aduunka ee FIBA oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay.

Related posts

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Muddada uu shirka socday waxaa lagu doortay Mr HamaneNiangย  oo u dhashay Dalka Mali,kaasย  oo noqday Guddoomiyaha Afarta sano ee soo socota hoggaamin doona xiriirka kubadda Koleyga adduunka ee FIBA Injineer Baana Cabdalla Cali.

Mudane Baana oo ku sugan Magaalada Beijing ee Dalka China ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in uu guul iyo is Af-garad kusoo dhamaaday shirka, Islamarkaana ugu dambeyn Guddoomiyaha xiriirka kubadda koleyga adduunka loo doortayย  Mr Hamane Niang,kaas oo xilkan hayn doona illaa iyo Sanadka 2023.

Injineer Baana Cabdalla Cali ayaa dhinaca kale tilmaamay in uu kulan la qaatay masuuโ€™liyiin ka socday qaar kamid ah dalalka shirka kasoo qeybgalay ,wuxuuna bidhaamiyey in ay dhammaantood ballanqaadeen in ay Garab istaagi doonaan xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga oo Dalka ka wada dadaalo badan oo lagu kobcinayo qeybaha kala duwan ee kubadda Koleyga.

Dhinaca kale,Koobkaย  kubadda koleyga adduunka ayaa ka furmay Dalka Shiinaha waxaana ka qeyb galaya 32 Dal oo Shan ka mid ah ay ka socdaan Qaarada Afrika, waxaana furitaanka tartankan goob joog ka ahaa masuuโ€™liyiin kala duwanย  oo uu ka mid ahaa Madaxweynaha Dalka China, Xi Jinping.

Waxaana dhanka Soomaaliya furitaanka uga qeyb galay Injineer Baana Cabdalla Cali oo ka mid ah masuuโ€™liyiinta xiriirka kubadda Koleyga ee Dalalkaย  Bariga iyo Bartamaha Qaaradda Afrika.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Xarunta Degmada Shibis+Sawirro

Next Post

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faah faahiyay howl-gal lagu soo xiray Eedeysane C/rashiid Xassan Nuur ‘Janan’

Next Post
Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faah faahiyay howl-gal lagu soo xiray Eedeysane C/rashiid Xassan Nuur ‘Janan’

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faah faahiyay howl-gal lagu soo xiray Eedeysane C/rashiid Xassan Nuur 'Janan'

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In