Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda DRC.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda DRC.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026

 Wafdigaan Ka socday Hay’adda DRC iyo DDG oo ay hoggaaminaysay MSS HITER oo ah Madaxa 9 Wadan oo Afirca ah uqaabilsan Hay’adda oo Soomaaliya ay kamid tahay ayaa Maanta Gaaray Magaaladda Baydhabo ee Xarunta
Gobolka Baay.

Ujeedka Wafdigaan baydhabo gaaray ayaa aheyd Siddii ay uxoojin
lahayeen Shaqada ay ka wadaan Deegaanada Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xarunta Aqalka Madaxtooyadda ee maamulkaasi ayaa  Waxaa Wafdigaan kulan kula Qaatay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ay wehliyaan Wasiirka Qorshaynta Axmed Madoobe Nuunow iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada  Maxamuud Maxamed Kheyr.

kulanka inta uu Socday ayaa Mudane  Cabdicasiis Lafta gareen waxa uu u mahad-celiyey Masuuliyiinta Hay’adda DRC Shaqada Wanaagsan ee ay ka qabteen Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Waxa uu Madaxweynaha Dowlad Goboledka Goboleedka Koonfur Galbeed ku Dhiiro geliyey Wafdiga inay Sii laba jibaaran Shaqada ay ka wadaan Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxda ka socotay Hay’adda DRC ayaa Dhankooda Sheegey inay Wadaan Qorshe ay ku Doonayaan Inay kaga Shaqeyaan Koonfur Galbeed, Taasi oo Muhiimada Kowaad ay ku Siinayaan Siddii Dadka Barakacayaasha ah ay wax uga Qaban lahayeen Xaaladaha Haatan ay ku noolyihiin.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la kulmay Saraakiisha qeybaha ciidamada

Next Post

Xarunta Wasaaradda Beeraha XFS oo Dib u dhis ballaaran lagu bilaabay “Sawirro”

Next Post
Xarunta Wasaaradda Beeraha XFS oo Dib u dhis ballaaran lagu bilaabay “Sawirro”

Xarunta Wasaaradda Beeraha XFS oo Dib u dhis ballaaran lagu bilaabay “Sawirro”

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

July 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In