Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Heshiiska Qandaraasyada Raashiinka iyo Shidaalka ee Ciidamada Qalabka sida oo Muqdisho lagu kala saxiixay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Heshiiska Qandaraasyada Raashiinka iyo Shidaalka ee Ciidamada Qalabka sida oo Muqdisho lagu kala saxiixay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ka dhacday xarunta wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu saxiixay hashiiska qandaraasyada raashiinka iyo shidaalka ciidamada qalabka.

Qandaraasyada la saxiixay ayaa soo maray habraaca iibka qaranka  ee wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo saldhigiisu yahay in si daah furan loogu tartamo qandaraasyada dowladdu bixinayso.

Related posts

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

May 2, 2026
Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

May 2, 2026

Wasiirada Gaashaandhiga iyo Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa saxiixay qandaraasyadaan waxaana goob joog ka ahaa wasiirka, Wasiir ku xigeenka, wasiiru dowlaha wasaraadda Maaliyada, Wasiirka Warfaafinta, Taliyayaasha ciidamada Xoogga Dala, Booliiska iyo Masuuliyiin kale.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya  Dr Cabriraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharxay habraacii lagu bixiyay qandaraasyadaan.

Wasiirka Gaashaanka  Xasan Cali Maxamed  oo bogaadiyay habraaca loo maray qandaraasyadaan  ayaa qaba qaabka loo bixiyay ay qeyb tahay  dib u habeynta ciidamada Qaranka iyo daah furnaanta Dowladda.

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow  ayaa kula dardaarmay shirkadaha ku guuleystay qandaraasyada inay u gutaan si hufan, Taliyayaasha Ciidamadana ay hubiyaan sida loo fuliyo Handaraasyada

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa labadii bishii May ee sanadkaan  daah furtay tartanka shirkadihii soo dalbaday Qandaraasyada raashiinka iyo shidaalka Ciidamada ee maanta lagu saxiixay Muqdisho

Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo saxiixay sharciga dhismaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa

Next Post

Dowlada Soomaaliya oo Balan qaaday in si Cadaalad ah loogu Tartamayo Qandaraasyada Qaranka ee lala galayo Shirkadaha gaarka loo leeyahay.

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Kacdoonka shacka Bakool ee ka dhanka ah Argagixiada

Dowlada Soomaaliya oo Balan qaaday in si Cadaalad ah loogu Tartamayo Qandaraasyada Qaranka ee lala galayo Shirkadaha gaarka loo leeyahay.

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku...

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada ee Nidaamka Xisaab-xirka iyo Lacag-bixinta Gaadiidka Cirka

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in...

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In