Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wareega Sagalaad Ee Isxilqaan oo bilowday iyo Xarumaha qaar oo dhismahoodu la dhameystiray

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wareega Sagalaad Ee Isxilqaan oo bilowday iyo Xarumaha qaar oo dhismahoodu la dhameystiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howl wadeenada Wasaarada Boostada, Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta bilaabay wareegii Sagaalaad ee kaltanka hay’ada dowlada ee barnaamijka Isxilqaan oo dib loogu dhisayo xarumaha danta guud ee dalka.

Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru dowlaha wasaarada Boostada ayaa oo shaqaalaha ku wehlinayay shaqada ay maanta ka qabteen xarumaha Tiyaatarka, Madxafka iyo Maktabada qaranka ayaa sheegay in shaqaalaha hay’adaha dowladu howl wanaagsan ka qabteen xarumahaan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Wasiiru dowlaha ayaa tilmaamay in hada la joogo gebengabada barnaamijka guuleystay ee Isxilqaan waxa uuna ku baaqay in dalka oo dhan lagu dhiso barnaamijkaan Isxilqaan.

Xarumaha lagu dhisayo barnaamijka Isxilqaan ayaa dhismahoodu marayaa heerkii ugu dambeeyay waxaana xusid mudan in xarumaha qaar ay u dhimantahay oo kaliya in la qalabeeyo.

Previous Post

Madax ka tirsan Dowladd Goboleedka HirShabeelle oo gaaray Degmada Cadale

Next Post

Ciidammada Xoogga Dalka oo Caawa Duqeyn Ku Dilay Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad Al-Shabaab Ka Tirsa

Next Post
Hor-jooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ilaaladiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib.

Ciidammada Xoogga Dalka oo Caawa Duqeyn Ku Dilay Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad Al-Shabaab Ka Tirsa

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In