Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS ayaa kulan la qaatay Matalayaasha Ciidamada DFS Ee Caalamka “Sawirro”.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS ayaa kulan la qaatay Matalayaasha Ciidamada DFS Ee Caalamka “Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankan oo uu Shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS Xil.Xasan Cali Maxamed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yusuf Raage iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jihaan Xasan.

kulankan ayay Masuuliyiintan la qaateen Matalayaasha Ciidamada DFS ee Caalamka Waxaana laga Dhageestay Xog ku aadan dalalka ay somaliya ku matalaan iyo Xaaladda ay ku suganyihiin.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026

Wasiirka Gaashaandhiga oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Matalayaasha Ciidamada DFS ee Caalamka ay wax badan kusoo kordhin karaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya , iyagoo suurtagelin karo tababarida Ciidamada Xooga Dalka isla markaana kala hadli karaan Tayeynta Ciidamada Dowladaha ay ku Matalaan Ciidamada DFS.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS ayaa Xusay in DFS ay ka Go’antahay soo celinta maqaamkii Soomaaliya ay ku leheyd Caalamka .

Previous Post

Bakistaan iyo Ciraaq oo u kala dab-qaadaya Sacuudiga & Iiran

Next Post

Madaxweynaha koonfur galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay Baydhabo

Next Post
Madaxweynaha koonfur galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay Baydhabo

Madaxweynaha koonfur galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay Baydhabo

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In