Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Iskuul ka Furay deegaanka Ballihowd oo hoostaga Dagmada Guriceel.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Iskuul ka Furay deegaanka Ballihowd oo hoostaga Dagmada Guriceel.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo lagu furayay Madarasada Baxru Nuur ee deegaanka bali-Howld oo hoostaga Degmada Guriceel waxaa kasoo Qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Galmudug, Maamulka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, maamulka Madarasada, waridiin iyo dadka deegaanka.
Waxgaradka iyo Dhalinyarada deegaanka Balihowd ayaa ka mahadceliyay furitaanka iskuulkaan iyagoo sheegay in lagu soo aadiyay waqti ay u baahnayeen.

Shiiq Cabdirisaaq Maxamed Cali Mire Al-ashcari Agaasimaha guud ee Madarasada Baxru-nuur oo ka hadlay xaflada lagu furayay madarasadaan ayaa sheegay in Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee baxru-nuur oo ka howlgala deegaano farabadan oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ay uga Gol-leeyihiin sidii Carurta ku nool deeganada ka fog Magaalooyinka loo gaarsiin lahaa adeeg waxbarasho.

Related posts

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026

Wasiirka Waxbarashada Galmudug Mudane Ahmed Deeq oo dhankiisa ka hadlay xaflada ayaa Sheegay inay bogaadinayaan dadaalada waxbarashada lagu gaarsiinayo dadka ku nool tuulooyinka ka fog magaalooyinka Galmudug.

Mu’asasada baxru-nuur ayaa horay looga hirglayay deegaanada tuulo-caano, Balicad, goodwiil, iyo dagmooyinka Guriceel, Cadaado iyo dhuusmareeb oo ka tirsan gobolka Galgaduud taas oo Dhalinyarada Deeganadaas ay ku heleen adeeg waxbarasho.

Previous Post

Wasiirka Arimaha gudaha XFS oo u amba baxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
0

Wasaaradda difaaca Soomaaliya ayaa sheegtay in commandos-ka Danab ay dileen toddoba dagaalyahan oo kooxda Khawaarijta Al-Shabab ah, oo ay ku...

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta booqasho rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In