Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Maamulada gobolada iyo degmooyinka KGS oo lagu soo gabagabeeyey Magaalda Beydhabo+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Shirka Maamulada gobolada iyo degmooyinka KGS oo lagu soo gabagabeeyey Magaalda Beydhabo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo muddo todobaad ah ka socdey magaalada beydhabo ee xarunta gobalka baay ayaa waxaa loo qabtey  masuuliyiinta maamulada gobalada iyo degmooyinka koofurgalbeed Soomaaliya, iyadoo ay soo qabanqaabisey wasaarada arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta koofurglabeed.

Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax oo kamid ahaa masuuliyinta shirka ka qeybgaleysay ayaa warbaahinta qaranka  ee radiomuqdisho u Sheegey in shirkan u ahaa mid looga hadlayey hormarinta adeega dowliga iyo baahinta adeegyada dowlada sidoo isagoo intaa ku darey in sigaar ah diirada loogu saarey sidii cadowga alshabaab looga xoreyn lahaa gobolada maamulka koofurgalbeed

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Gudoomiye Ibraahin aadan Cali Najax ayaa sidoo kale waxa uu Sheegey in  Shirkan  aad muhiim ugu ahaa shacabka KGS una horseedi doona amni, hormar iyo nabad kuwada noolaansho.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo wefdi uu hugaaminayo oo gaaray Addis ababa+Sawirro

Next Post

Norway Oo Soomaaliya Ku Caawineysa Deyn Dhan $353 Milyan

Next Post
Norway Oo Soomaaliya Ku Caawineysa Deyn Dhan $353 Milyan

Norway Oo Soomaaliya Ku Caawineysa Deyn Dhan $353 Milyan

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In