Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo war ka soo saartay Cabsida laga qabo saameynta Fatahaada

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda oo war ka soo saartay Cabsida laga qabo saameynta Fatahaada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War saxafadeedkan oo ka soo baxay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa ugu horeeyn ku baaqay in laga hortago fatahaado laga cabsi qabo in ay ka dhacaan degaano kamid ah dalka.
Daadadka ka dhashay roobkii Deyrta oo inta badan Gobalada dalka ka da’ay ayaa dhaliyay barakaca ku dhawaad 12,000 oo qoys.

Barkaca dadka ayaa horaanti ibishaan October ka bilowday xaafado ka tirsan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Ggobalka Hiiraan gaar ahaan kuwa ku hareereysan webiga  Shabeelle.
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa ugu baaqday dhammaan hey’adaha gargaarka in ay ka jawaabaan xaaladaha fatahadadaha ayna taageeraan dadka  ay saameyen Biya-baxada roobka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Previous Post

Wasiir Maareeye oo xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyey Warbaahinta Qaranka “Sawirro”

Next Post

Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Ergayga QM ee Soomaaliya

Next Post
Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Ergayga QM ee Soomaaliya

Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Ergayga QM ee Soomaaliya

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In