Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho

Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadda oo la kulmay Safiirka iyo Hay’adaha Gargaarka ee dalka Turkiga+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Uncategorized
0
Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadda oo la kulmay Safiirka iyo Hay’adaha Gargaarka ee dalka Turkiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadda wabiyada dalka ayaa maanta la kulmay Safiirka iyo Hay’adaha Gargaarka ee dalka Turkiga sida AFAD, THIKA iyo bisha Cas.

Gudiga ayaa dhinacyada ay la kulmeen kala hadlay arrimo la xiriira doorka dowladda iyo shacab Turkiga ee ku aadan caawinta dadka Soomaaliyeed ee fatahaaddu saameysay.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Masuuliyiinta Hay’adaha gudigu la kulmay ayaa balanqaaday in ay kaalintooda ka geysan doonaan caawinta Ummadda Soomaaliyeed ee ku tabaaleysan gobolo ka mida dalka, gaar kuwa ay fatahaaduhu saameeyeen.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka+Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir oo komeeray garoonka qoob dooro ee Degmada karaan oo si Casri ah loo dhisayo+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir oo komeeray garoonka qoob dooro ee Degmada karaan oo si Casri ah loo dhisayo+Sawirro

Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir oo komeeray garoonka qoob dooro ee Degmada karaan oo si Casri ah loo dhisayo+Sawirro

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In