Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaareaha XFS oo Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaadaha wabiyada dalka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaareaha XFS oo Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaadaha wabiyada dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026

Ra’iisul Wasaareaha xukuumada federaalka Soomaaliya mudane Hassan Ali Khaire ayaa maanta Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaaduhu ka wadaan isku dubba ridka gargaarka loo dirayo deegaannada ay fatahaadu saameeyeen.

Ra’iisulwasaare Kheyre ayaa xarumahaasi kula kulmay howl-wadeennada oo diyaarado gurmad wado u dirayay magaalooyinka Baydhabo, Beledweyne & Baardheere.

Ra’iisulwasaaraha ayaa ku bogaadiyay gudiga shaqada wanaagsan ee ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed, waxa uuna faray in ay sii laba jiraan howsha wanaagsan ee ay dadkooda u hayaan.

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor
Image may contain: 1 person, outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, suit and outdoor
Previous Post

Guddomiyaha Golaha Shacabka BFS oo qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaliya+Sawirro

Next Post

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ka hortagaya daadad ay magaalada Dhuusamareeb ku soo rogeen Biyo xireenada magaalada+Sawirro

Next Post
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ka hortagaya daadad ay magaalada Dhuusamareeb ku soo rogeen Biyo xireenada magaalada+Sawirro

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ka hortagaya daadad ay magaalada Dhuusamareeb ku soo rogeen Biyo xireenada magaalada+Sawirro

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In