Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diiwaan galin ciidamada xoogga dalka ayaa ka socota degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Diiwaan galin ciidamada xoogga dalka ayaa ka socota degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diiwaan galin ciidamada xoogga dalka ayaa ka socota degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, waxaana magaalada laga sameeyay dhowr xarun oo ciidamada lagu diiwaan galinayo.

Ciidamadaan ayaa maraya hanaanka tirakoobka casriga ah ee ay mareen dhamaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, si ay u helaan xuquuqdooda bilkasta, sidoo kale dowladu u hesho xogtooda.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

August 10, 2026
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

August 10, 2026

Saraakiisha diiwaan galinta ciidamada ku howlan ayaa Radio Muqdisho u sheegay in maanta la diiwaan galiyay tiro ka moda ciidamada xoogga dalka ee magaaladaasi ku sugan, waxa ayna intaasi ku dareen in maalmaha soo socda ay howshaan halkaasi kasii wadi doonaan.

Dowlada Soomaaliyeed ayaa wada dadaaladii ugu dambeeyay oo lagu soo gaban gabeynayo tirakoobka dhamaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaluyeed, iyadoona sidoo kale dowladu ku guuleysatay in miisaaniyada dalka ee sanadkaan ay ku dartay qoondo lagu kordhinayo mushaar ciidamada.

Previous Post

Raiisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda oo la kulmay Guddiga Gurmadka Gobolka Sool+sawirro

Next Post

Ciidamada Booliiska degmada Cadaado oo dayactir ku sameeyay qeybo kamida saldhiga degmadaasi”Sawirro”

Next Post

Ciidamada Booliiska degmada Cadaado oo dayactir ku sameeyay qeybo kamida saldhiga degmadaasi"Sawirro"

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

August 10, 2026
0

Muqdisho, Isniin, 10 Agoosto 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray...

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

August 10, 2026
0

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday...

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

August 10, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban saraakiil sare oo...

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

August 10, 2026
0

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay warbixinnada baaritaannadii uu sanadkan ku sameeyay hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In