Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidammada Ammaanka oo gacabta ku dhigay Dhagarqabe ka tirsanaa Al-Shabaab

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka oo hub kala duwan ka furtay Maleeshiyaadka Alshabaab

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidammada Ammaanka ayaa howlgal gaar ah oo qorshaysan oo ay ka sameeyeen duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen dhagar qabe ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab.

Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa inoo xaqiijiyay dhagarta dhagar qabahaan ay ka war haayeen ciidammada ammaanka isla markaana lagu raad joogay in mudo ah.

Related posts

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

May 12, 2026
Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026

Wuxuu qaabil sanaa dilalka dadka dadka Shacabka ah iyo Qaraxyada la galiyo wadooyinka si loogu laayo shacabka Soomaaliyeed, sida ay Radio Muqdisho u sheegeen saraakiisha dowladda.

Ciidammada ammaanka ayaa mudooyinkaan danbe sii xoojiyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab, waxaana ciidamada oo kaashanaya shacabka ay ku guuleesteen inay qabtaan maleeshiyaad badan oo Al-Shabaab ah.

Previous Post

Police-ka Galmudug oo la tayeynayo”Sawirro”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Amiirka Qatar Oo Dooxa Ku Kulmay

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Amiirka Qatar Oo Dooxa Ku Kulmay

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Amiirka Qatar Oo Dooxa Ku Kulmay

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

May 12, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In