Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsanaa Argagaxisada Al-shabaab oo isa soo dhiibay

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Argagaxisada Al-shabaab oo isa soo dhiibay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjooge ka tirsanaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Nabad sugida dowlad goboleedka Jubbaland ee ku sugan duleedka deegaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka ayaa sheegay in horjoogahaan lagu magacaabo Rayaan Sheekh Nuur,balse magaciisa afgarashada uu yahay (Abuu xamsa) si uu ugu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Horjoogahaan ayaa maleeshiyada u qaabilsanaa dhanka Gaadiidka gobolka Jubbada Hoose,isagoo dhibaato xooggan ku haayay dadka Shacabka ah.

Horjoogeyaasha iyo maleeshiyaadka ka tirsan nabad diidka Al-shabaab ayaa waxaa soo wajahday cabsi xooggan ka dib howlgallo is daba joog ah ay Ciidamadu ka bilaabeen gobolada dalka kuwaas oo argagaxisada looga xureynayo deegaanada ay kaga suganyihiin dalka.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka

Next Post

Daawo: Dhageysiga Kiiska Dacwadda Xisbiga Himilo Qaran oo ka socda Maxkamadda Sare

Next Post
Daawo: Dhageysiga Kiiska Dacwadda Xisbiga Himilo Qaran oo ka socda Maxkamadda Sare

Daawo: Dhageysiga Kiiska Dacwadda Xisbiga Himilo Qaran oo ka socda Maxkamadda Sare

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In