Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku xigeenka Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray Saldhigga Boliiska Gobolka Mudug

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Taliye ku xigeenka Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray Saldhigga Boliiska Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/guuto Cismaan Maxamed C/laahi (Kaniif) oo howlo shaqo u joogo magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kormeeray saldhigga Boliiska gobolka Mudug waxa uuna kula kulmay Ciidanka Boliiska ee ku sugan gobolkaas, si uu ugu kuur galo xaaladaha ay ku shaqeeyaan.

Taliyaha ayaa waxa uu kormeer ku sameeyay xarumaha Boliiska ee gobolka Mudug,isagoo ciidamada ku ammaanay sida ay har iyo habeen ugu taaganyihiin sugida amniga Shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

February 11, 2026
Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

February 11, 2026

Saraakiisha uu la kulmay ayaa warbixin ka siiyay Taliyaha shaqada Boolisku ay u hayaan bulshada,iyagoo tilmaamay in ay jiraan maxaabiis badan oo ku jirto saldhiga kuwaas oo ku eedeysan dambiyo kala duwan dhawaana maxkamad lasoo taagi doono.

Taliye ku xigeenka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maalmihii ugu dambeeyay kormeerayay Saldhigyada Ciidamada Boliisku ay ku leyihiin deegaannada dowlad goboleedka Galmudug,isagoo u kuur gelayay xiriirka wada shaqeeyneed ee ka dhaxeeya ciidamada iyo bulshad kaas oo muhiim u ah nabad gelyada dalka.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo kormeereysa Iskuulada dalka

Next Post

Labada Aqal ee BJFS oo beri kulan ku leh Muqdisho

Next Post
Labada Aqal ee BJFS oo beri kulan ku leh Muqdisho

Labada Aqal ee BJFS oo beri kulan ku leh Muqdisho

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

February 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka fuliyay weerar dhabagal ah oo ka dhacay gobolka Hiiraan,...

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

February 11, 2026
0

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabtay kulan ballaaran oo mahadcelin iyo dhiirrigelin ah, kaas oo...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In