Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamo boolis ah oo tabbabar loogu soo xiray dalka Jabuuti

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamo boolis ah oo tabbabar loogu soo xiray dalka Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Cabdi Xasan Xijaar ayaa magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti tabbabar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya.

Ciidamadan oo muddo saddex bilood ah tabbabar ku qaadanayay dalka Jabuuti ayaa la baray ilaalinta Madaxda, ka hortagga falalka argagixisada iyo kuwa rabshadaha wata, iyadoo munaasabaddii tabbabarka loogu soo xirayay ay goob joog ka ahaayeen saraakiil ka tirsan Booliska dalalka Talyaaniga iyo Jabuuti oo tababarkaan bixinayay.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026

Cabdullaahi Cabdi Faarax Taliyaha ciidanka booliska dalka Jabuuti ayaa ku booriyay ciidamada tabbabarka dhameystay inay isgarab taagaan ciidanka kale ee ka qeyb qaadanaya amniga guud ee Soomaaliya.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Cabdi Xasan Xijaar ayaa ku booriyay ciidamadan in cashirada ay barteen muddadii ay tababarka jireen uga faa’iideeyaan Ciidanka Booliska, isla markaana ay ugu adeegaan shacabka Soomaaliyeed.

Ciidamadan ayaa lagu wadaa inay ka qeyb qaataan xoojinta amniga caasimadda.

Previous Post

Golaha Aqalka Sare oo meelmariyay Hindise-Sharciyeedka Canshuuraha Furdooyinka “SAWIRRO”

Next Post

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka heer Wasiir ee Hal-abuurka Afrika

Next Post
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka heer Wasiir ee Hal-abuurka Afrika

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka heer Wasiir ee Hal-abuurka Afrika

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In