Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha shacabka BFS oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka soo cusboonaatay qeybo ka mida gobolka Mudug.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha shacabka BFS oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka soo cusboonaatay qeybo ka mida gobolka Mudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay colaal dad walaalo ah ku dhex mareysa deegaano ka tirsan gobolka Mudug ee bartamaha dalka.

Gudoomiye cawad oo qoraal uu kaga hadlayo dhacdadaasi nasiib darada ah soo dhigay bartiisa Facebook ayaa yiri,“Dagaalka ka soo cusboonaaday Towfiiq iyo Afbarwaaqo waa arrin aan la aqbali karin”.

Related posts

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqay ciidamada dowlada in ay ka qeyb qaataan joojinta colaadaasi,”Guddiga Nabadeynta iyo ciidanka xasilinta ee isku dhafka ah waa in ay si degdeg ah u kala dhex galaan dadka walaalaha ah ee colaadu dhex martay”.

Previous Post

Maxkmadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ee XDS oo xukun ku riday askari horay u dilay askari kale.

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo booqday Xarunta Ciidanka Talyaaniga ay ku leeyihiin Jabuuti

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo booqday Xarunta  Ciidanka Talyaaniga ay ku leeyihiin Jabuuti

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo booqday Xarunta Ciidanka Talyaaniga ay ku leeyihiin Jabuuti

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In