Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyo hubeysan oo dad Shacab ah ku rasaaseeyay Gobolka Mudug

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyo hubeysan oo dad Shacab ah ku rasaaseeyay Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay xalay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ay ku rasaaseeyeen gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo ku safrayay wadada u dhaxeysa Gelinsoor iyo Gaalkacyo,taas oo sababtay Khasaaro kala duwan.

Gaariga la rasaaseeyey ayaa ka yimid deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Mudug,waxaana uu kusii jeeday Magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in rasaasta gaariga lagu furay uu ku geeriyooday hal ruux halka saddex qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Ilaa iyo hadda macada sababta gaarigaas loo rasaaseeyey iyo dadka ka dambeeyey falkaas,waxaana uu noqonayaa falkii labaad ee muddo todobaad gudihiis ah ka dhaca wadada u dhaxeysa deegaanka Dagaari ee Gobolka Mudug iyo Magaalada Gaalkacyo.

Laamaha ammaanka gobolka Mudug ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo lagu baadi goobayo kooxihii ka dambeeyay falkaan foosha xun

Previous Post

Dheeho sawirro soo koobaya nolosha Muqdisho.

Next Post

Wasiiradda Amniga iyo Gaadiidka XFS oo maanta Golaha Shacabka hortegaya.

Next Post
Wasiiradda Amniga iyo Gaadiidka XFS oo maanta Golaha Shacabka hortegaya.

Wasiiradda Amniga iyo Gaadiidka XFS oo maanta Golaha Shacabka hortegaya.

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In