Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo la wareegtay xarumo Waxbarasho oo ku dhexyiilay 21 October

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Maalinta qorista iyo akhriska adduunka oo laga xusay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iskuulada Al-macaarif iyo Al-Mathal markii horana la isku dhihi jiray 2-ka October oo ku yaala Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa si rasmi ah maanta dib ula wareegay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya.

Agaasimaha Guuud ee Wasaaradda Waxbarshada iyo Agaasimaha Waxda Dugsiyada Dalka ayaa lagu wareejiyay waxaana talaabadaan tahay mid muujineysa in Dowladda ay fursad u heshay nidaam Waxbarsho oo dowli ah in Dalka uu ka hirgalo, waxaana haatan xarumo waxbarasho oo ay kal hore dowladdu la wareegtay wax lagu baraa carruur Soomaaliyeed oo waalidiinta awoodin inay geeyaan goobaha waxbarashada ee sida gaarka ah loo leeyahay..

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Agaasimaha dugsiyada Dalka Muuse Maxamed Caraalle ayaa ardayda iyo walidiinta u cadeeyay in labadaan iskuul ee lala wareegay si lacag la’aan ah ardayda wax loogu bari doono..

Wasaaradda Waxbarshada Soomaaliya waxa ay toos ula soo wareegtay ilaa 25 iskuul, iyadoo qorshaha Wasaaradda uu yahay in dhamaann goobihii waxbarashada ee dalka ku bur buray ay la wada wareegto,

Previous Post

Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ka qeybgalay Dood wadaag lagu qabtay Kampala “SAWIRO”

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la wareegtay Iskuulka 21-ka October+Sawirro.

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la wareegtay Iskuulka 21-ka October+Sawirro.

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la wareegtay Iskuulka 21-ka October+Sawirro.

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In