Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska ciidanka Asluubta oo magacaabay guddi soo baara marxuum ku dhintay xabsiga dhexe ee Xamar “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Guddi u saaray baarista Marxuum Xasan Kurtun Culusoow oo ka mid ahaa maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar ku jirtay, kaasi oo u geeriyooday xanuun soo waajahay, aydoo dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Asluubta uu shaqa joojin ku sameeyay Taliyahii Xabsiga Dhexe ee Xamar

Gaashaanle Sare Cabdiqani  Maxamed khaliif Afhayeenka ciidanka Asluubta  oo ka hadlay sababta ka dambaysay geerida Xasan Kurtun Culusoow iyo sida ay socdaan baaritaanada guddiga uu u magacaabay dhacdadaasi Taliyaha Ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan ayaa u waramay Wariye Cabdiqaadir Yuusuf Irshaad oo ka tirsan Radio Muqdisho .

Related posts

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

July 14, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026

Halkan ka dhageyso Wareysiga Afhayeenka oo si faah faahsan uga hadlaya arrintan

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/12/Waraysi-afhayeenka-ciidamada-Asluubta-Gaashaanle-sare-cabdiqani-maxamad-qalaf-.mp3
Previous Post

Wasiirka Khadiija: “Garoonka Stadium Muqdisho waxaa xariga laga jari doonaa horaanta bisha Janaayo ee sanadka cusub” SAWIRRO

Next Post

Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhallinta Soomaaliyeed oo laga hadlay

Next Post
Wasiirka Dhalinyarada Oo Kulan La Qaadatay Ururrada Dhalinyarada Dalka Qaarkood “SAWIRRO”

Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhallinta Soomaaliyeed oo laga hadlay

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

July 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa ka...

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sweden Cabdikariin Maxamed ayaa booqasho tacsiyeed ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Stockholm,...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In