Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo bogaadiyey heshiiskii lagu gaaray gobolka Mudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Golaha Shacabka oo baaq nabadeed ka soo saaray colaada Gobolka Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdala Cawad ayaa waxaa uu ka hadlay heshiis ay wada gaareen shalay beelihii ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.

“Guul iyo farxad ayeey ku soo dhamaatay gogoshii nabadeed ee Afbarwaaqo, halkaas oo lagu qabtay kulankii labaad ee xabadjoojinta iyo heshiiska”. ayuu yiri Gudoomiye mahad

Related posts

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

February 11, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026

Mahad Alle SWT ayaa leh, ka dibna waxaan uga mahadnaqeynaa reer Afbarwaaqo oo dhigay gogosha nabadeed iyo reer Towfiiq oo si kalsooni leh u soo ajiibay.

Taliska Ciidanka Qalabka Sida, Xasilinta iyo inta Eebbe waafajiyey inay gacan ka geysato waxaan leeyahay Ilaahey ha idinka abaalmariyo.

DFS, beesha caalamka iyo maamulada ay khuseyso waxaan ka codsaneynaa in la iska kaashado sidii adeegyo bulsho iyo gurmad rasmi ah loo fidiyo shacabka ammaan la’aantu daashatay. Qeybaha bulshada Soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa inay soo dhoweeyaan heshiiska taariikhiga ah ee lagu gaaray Afbarwaaqo.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Qodobo ay ku heshiiyeen Beelihii ku dagaalamay Bariga Mudug oo la soo saaray

Next Post
Qodobo ay ku heshiiyeen Beelihii ku dagaalamay Bariga Mudug oo la soo saaray

Qodobo ay ku heshiiyeen Beelihii ku dagaalamay Bariga Mudug oo la soo saaray

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

February 11, 2026
0

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabtay kulan ballaaran oo mahadcelin iyo dhiirrigelin ah, kaas oo...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In