Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Zambia oo kulamo wadatashi ah la yeeshey safiirada dalalka Sudan iyo South Africa Zambia

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Zambia oo kulamo wadatashi ah la yeeshey safiirada dalalka Sudan iyo South Africa Zambia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka dowlada Soomaaliya ee dalka zambia Marwo Xaawo Xasan Maxamed ayaa kulan wada xaajood ah La yeelatey Madaxa Diblomaasiyiinta Ururka Jaamacadda carabta ahna safiirka Sudan u fadhiya Zambia Danjire Xuseen Cawad Cali iyo Safiirka South Africa u fadhiya wadanka Zambia Danjire GN Twala.

Kulanka safiirada ayaa waxaa looga hadley iskaasha wadamada ay matalayaan iyo sidii xiriir iskaasho oo ganacsiga iyo mid wax wada qabsi u yeelan lahaayeen Soomaaliya.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

Safiirka cusub ee Soomaaliya ee dalka Zambia Marwo Xaawa Xasan Maxamed ayaa sheegtay in ay ku dadaaleyso sidii dowladda Zambia shaqo abuur ay ugu sameyn lahayd dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Zambia.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay Tuulooyin hoos taga Cadale

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan soo dhaweyn ah u sameysay odoyaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaannada

Next Post
Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Arbacada ka furmaya Dhuusamareeb

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kulan soo dhaweyn ah u sameysay odoyaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaannada

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In