Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

20 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Deegaanka Goof Gaduud tiro intaa ka bandanna lagu dhaawacay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
-5 June 2016Ciidanka kumaandooska oo maleeshiyaad ku dilay deegaanka Beerxaani
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

20 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Goof Gaduud oo qiyaasti 30 km ujirta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka ayaa waxa ay sidoo kale ku dhaawaceen 30 kale oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib markii ay soo weerareen fariisimo ay ciidamada Xoogga Dalka ku layaaheen deegaanka Goof Gaduud.

Related posts

DAAWO SAWIRRO:-Qabanqaabada doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Qabanqaabada doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

May 10, 2026

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in laga warqabay weerarka Nabadiidka Al-Shabaab, isla markaana ay ciidamada qorsheynayaan sidii guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed looga ciribtiri lahaa, si dib la isugu furo waddooyinka Gobollada Baay iyo Bakool.

Dhawaan ayay ahayd markii saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ay shaaca ka qaadeen in goor dhaw la fulin doono howlgal balaaran oo lagu cirib tirayo argagixisada Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysaneysa deegaannada Koonfur Galbeed.

Previous Post

Guddiga dib u-eegista dastuurka oo la kulmay Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Hirshabeelle

Next Post

Tirakoobka Shaqaalaha dowladda FS oo la soo gabagabeeyay

Next Post
Tirakoobka Shaqaalaha dowladda FS oo la soo gabagabeeyay

Tirakoobka Shaqaalaha dowladda FS oo la soo gabagabeeyay

DAAWO SAWIRRO:-Qabanqaabada doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Qabanqaabada doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):- Sawirro:-diyaar garowga doorashooyinka qof iyo codka ee degmada Waajid ee gobolka Bakool.  

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa wargelin iyo digniin amni ka soo saaray bannaan baxa ka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

May 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In