Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Hay’adda socdaalka oo Muqdisho ka furay Tababar ku saabsan keydinta xogta dadka socotada ah+Sawirro.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Hay’adda socdaalka oo Muqdisho ka furay Tababar ku saabsan keydinta xogta dadka socotada ah+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Korneyl, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa tababar socon doona mudo 3 maalmood ah oo ku saabsan Keydinta Dadka Socotada ah iyo sida loo diyaariyo warbixintooda uga furay magaalda Muqdisho saraakiil ka kala socotay Xuduudaha dhulka iyo garoomada diyaaradaha dalka .

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka ayaa tilmaamay in Saraakiisha ka howlgala xuduudaha dalka ay yihiin ilaaliyaasha Qaranka , isagoo ku guubaabiyay saraakiisha in ay dhowraan shuruucda dalka gaar ahaan Dastuurka iyo Sharciga Socdaalka dalka.

Related posts

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026

Dhanka kale, Agaasimaha oo sharaxaad dheeriya ka bixinayay sababta loo badiyay baraha xuduudaha ah ee laga soo galo ama looga baxo dalka ayaa sheegay in ay tahay in dhammaan xuduudaha dalka ay meel kasta ka helaan dadka Socotada ahi adeegga Socdaalka dalka. wuxuuna Agaasimuhu ku booriyay saraakiisha tababarkan loo furay iney dhowraan xuquuqda dadka socotada ah, iyadoo la marsiinayo shuruucda dalka.

Ugu dambeyn Agaasimaha Guud ayaa carabka ku adkeeyay in saraakiishu ay ilaaliyaan Dukumeentiga safarka, isla markaana adkeeyaan wadashaqeynta Hey’adda kala dhaxeysa Hey’adaha kale ee ka howlgala xuduudaha Dalka.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad oo howlgalo kawada wadada isku xirta Kismaayo iyo Jamaame”SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka sare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya+Sawirro.

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka sare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya+Sawirro.

Guddoomiyaha Aqalka sare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya+Sawirro.

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In