Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Falcelinta Shacabka ee xasuuqii Ex-control Afgooye oo gil gilay Baraha Bulshada.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Falcelinta Shacabka ee xasuuqii Ex-control Afgooye oo gil gilay Baraha Bulshada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kumanaan ka mida Bulshada Soomaaliyeed ee isticmaasha  nuucyada kala duwan ee baraha Internetka ayaa si kulul ugu soo bandhigay Mareegahooda gaarka ah, dareenkooda ku aadan Xasuuqii Arxanlaawayaasha Al-shabaab saaka ka geysteen Isgoyska  Ex-contorol Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Dadka qaar ayaa soo bandhigay astaamo muujinaya sida Argagixisadu xasuuqa ugu geysteen dadka indhaha u ah Bulshada, sida Ardayda waxbarashada.

Related posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026

Sawirada sida weyn u faafay, guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed dareenkooda badalayna waxaa ka mida, Sawirada Arday u socotay Jaamacadda Benaadir, qeybteeda deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho.

Hooyo Soomaaliyeed oo gacanta ku heysa Faleembo, oo lagu dhinac wado Cunug ay dhashay, Isla markaan ooyeysa ayaa ka mida sawirada dareenka Ummadda gilgilay.

Dadka qaar ayaa barahooda uga faa’iideynayay dhibanayaasha in ay ugu baadi goobaan Eheladooda.

Dhiiri gelinta shacabka, xusuusinta qadarka Alle iyo faridda in ay dhiigooda ku sadaqeystaan dhaawacyada ayaa sidoo kale ka mida qoraalada maanta laga hadalhayo Baraha Bulshada.

Si kasta guud shacabka Soomaaliyeed eek u nool dalka dibadiisa iyo gudihiisa ayaa isku mid ah uga dhiidhiyay xasuuqa Arxanlaawayaasha Al-shabaab u geysteen Bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug oo ka tacsiyadeeyay qaraxii Ex-koontarool Afgooye

Next Post

Dhegeyeso: Doorka Bulshada ee u Gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Ex Control Afgooye

Next Post
Dhegeyeso: Doorka Bulshada ee u Gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Ex Control Afgooye

Dhegeyeso: Doorka Bulshada ee u Gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Ex Control Afgooye

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In