Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaal muhiim ah oo Alshabaab looga dilay Sh/hoose

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaal muhiim ah oo Alshabaab looga dilay Sh/hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalo ay iskakaashadeen Ciidamada Xoogga dalka iyo Howlgalka Ciidanka Mareekanka ee Afrika ayaa lagu dileen horjoogayaal sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Howlgaladaan oo laba qeybood ahaa kan koowaad waxa shalay oo sabti aheed laga fuliyay deegaanka Cali Barroow waxaana lagu dilay laba horjooge oo ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Howlgalka xigay oo ay ciidanku galabta ka fuliyeen deegaanka Kuunya Barroow waxaa lagu dilay Horjooge kale oo wadarta horjoogayaasha kooxda ee la dilay shalay ilaa maanta ka dhigaysa 3 horjooge.

Ma jirin wax qasaara ah oo shacabka ka soo gaaray intii lagu jiray howlagadaasi lagu dilay horjoogayaasha kooxda Alshabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa saaxiibadeeda caalamka waxa ay u taagan tahay difaaca shacabka iyo soo celinta cadaalada halka Alshabaab ay marwalba qorsheeyaan beegsiga dadka rayidka.

Howlgaladaan lagu dilay horjoogayaashani waxa lagu fuliyay qorshe wadajir waxaana  ay sii xoojinayaan dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaab iyo gaarida in Soomaaliya ay hesho nabad waarta

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyey dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga

Next Post

Madaxweyne ordagan iyo Ra’iisul wasaare Abiye oo khadka taleefanka kula soo xiriiray Madaxweyne farmaajo

Next Post
Madaxweyne ordagan iyo Ra’iisul wasaare Abiye oo khadka taleefanka kula soo xiriiray Madaxweyne farmaajo

Madaxweyne ordagan iyo Ra'iisul wasaare Abiye oo khadka taleefanka kula soo xiriiray Madaxweyne farmaajo

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In