Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xiisaddii u dhaxaysay Iran iyo Maraykanka oo Cirka isku shareertay

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xiisaddii u dhaxaysay Iran iyo Maraykanka oo Cirka isku shareertay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka arrimaha dibedda ee Dalka Iran, Mohammad Javad Zarif, ayaa si weyn u dhaleeceeyay dilka Madaxii Ciiadamada xulka ah ee Qudus Force, Janaraal; Qasem Soleiman, ku xigeenkiisa, Abu Mahdi al-Muhandis iyo Saraakiil la socotay, isagoo ku tilmaantay fal Argagixisanimo.

Dilka Sarkaalkan ayaa sare usii qaaday  xiisaddii siyaasadeed ee u dhaxaysay Dowladaha Maraykanka iyo Iran , waxayna xukuumadda Tehraan wacad ku martay in ay jawaab ka bixin doonto dilka Janaraal; Qasem Soleiman.

Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Dal Iran, Ayatullah Ali Khamanei, ayaa sheegay in dambiilayaasha oo uu ula jeedo Maraykanka ay sugeyso aargudasho ba’an.

Saraakiil ka tirsan Pentagon-ka ayaa waxay sheegeen in dilkani uu amray Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump, iyagoo intaa ku daray in uu beegsigoodu ahaa mr; Soleiman iyo xubnaha la shaqeeya.

Dhinaca kale, Dowladda Isra’il ayaa heegan buuxa gelisay Ciidamadeeda kala duwan, iaydoo ka cabsi qabta in ay weerarro kaga yimaaddaan xagga Iran iyo kooxaha Hubeysan ee Gacan saarka la leh Dowladda Tehraan.

Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Baqdaad ayaa ugu baaqday in muwaadiniinta Mareykanka ay si deg-deg ah uga baxaan dalka Ciraaq.

Bariga dhexe ayaa guud ahaan laga dareemayaa feejignaa dheeri ah, iyadoo uu sicirka Shidaalkuna sare u kacay xiisadda jirta awgeed.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Qatar “Dhaawacyada intooda badan xaaladooda caafimaad wey soo hagaageysaa” Dhageyso

Next Post

Ciidanka Kenya oo dilay xubno ka mid ahaa Al-Shabaab

Next Post
Ciidanka Kenya oo dilay xubno ka mid ahaa Al-Shabaab

Ciidanka Kenya oo dilay xubno ka mid ahaa Al-Shabaab

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In