Sunday, May 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyada Al-Shabaab oo Xoolo ka dhacay Shacab ku dhaqan degmada Cadalle

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyada Al-Shabaab oo Xoolo ka dhacay Shacab ku dhaqan degmada Cadalle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Cadalle ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegey in Maleeshiyada al shabaab ay dad Shacab ah ka dhaceen Xoolahooda

Guddomiyaha ayaa ayaa sheegey in ku dhawaad todobo xero ay u dhaceen maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaaasi oo ay kala baxeen Xoolo isugu jira Geel iyo Ari.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Golaha Mustaqbalka ku casuumay kulan wadatashi ah

May 2, 2026
Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

May 2, 2026

Guddoomiyaha ayaa sheegey in dadkan hadda ay soo ceerteen maleeshiyadu  ay dib u dejin u sameynyaaan si ay dib ugu bilaabaan noloshoodii caadiga ahayd.

Sababta AlShabaab dadkan xoolahadooda ay u dhaceen ayuu mamaulka ku sheegey in Shacabka ay ku eedeeyeen  iney la shaqeeyaan Dowladda oo ay u farmuuqaan gobaha ay AlShabaabku joogaan sidaa darteedna ay u dhaceen

Xoolaha ay dhaceen AlShabaabka aya tiro ahaan mmaamulka waxa uu ku sheegey in ku dhow 3 boqol oo neef oo Ari iyo geela isku jira.

Previous Post

Madaxweyanaha Hir-Shabelle oo Buulo Burde u tagay xal u helida, Tabashooyin halkaasi ka jira.

Next Post

Walaaca laga qabo dagaal dhexmara Iiraan iyo Mareykanka oo sii kordhaya.

Next Post
Walaaca laga qabo dagaal dhexmara Iiraan iyo Mareykanka oo sii kordhaya.

Walaaca laga qabo dagaal dhexmara Iiraan iyo Mareykanka oo sii kordhaya.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Golaha Mustaqbalka ku casuumay kulan wadatashi ah

May 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

May 2, 2026
0

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In